0^FALIMAHA RASUULLADABilowga KitaabkanCiise Kor Buu U BaxayRasuul Laba Iyo Tobnaad Baa La DoortayHadiyadda Ah Ruuxa Quduuska AhWacdigii Butros Wakhtiga Iidda BentekosteSidii Ay Masiixiyiintu U Soo Wada Jiri JireenWaxaa La Bogsiiyey Miskiin Curyaan ahWacdigii Butros Ka Dhex Wacdiyey MacbudkaButros Iyo Yooxanaa Waxaa La Hor Keenay ShirkaButros Iyo Yooxanaa Waxay Ku Noqdeen SaaxiibbadoodWax Waluba Xertii Bay Ka DhexeeyeenAnaniyas Iyo SafiraCalaamooyin Iyo Yaabab Ay Rasuulladu SameeyeenButros Iyo Yooxanaa Ayaa Mar Labaad Shirka La Hor KeenayToddobadii Waa La DoortayAshtakadii Lagu Ashtakeeyey IstefanosWacdigii IstefanosDhimashadii IstefanosMasiixiyiintii Ayaa La Silciyey Oo La Kala FirdhiyeyFilibos Oo Samaariya JoogaSimoon Oo Ahaa SixirooleButros Iyo Yooxanaa Oo Samaariya JoogaFilibos Iyo Bohonkii Xabashiga AhaaSawlos Waa HanuunsamaySawlos Oo Dimishaq JoogaSawlos Oo Jooga Yeruusaalem Iyo TarsosButros Dad Buu Ku Bogsiiyey LuddaDorkas Waa La Soo NooleeyeyButros Iyo KorneeliyosButros WacdigiisiiDadka Aan Yuhuudda Ahayn Waxay Heleen Ruuxa Quduuska Ah, Waana La BaabtiisayButros Ayaa Daafacay Wixii Uu SameeyeyKiniisaddii Dadka Aan Yuhuudda Ahayn Oo Antiyokh Ku TiilBarnabas Iyo Sawlos Waxaa Loo Diray YeruusaalemHerodos Baa Xertii Silciyey Oo Butros Baa Xabsigii Ka BaxsadayDhimashadii HerodosKiniisaddii Antiyokh Ku TiilBarnabas Iyo Sawlos Oo Qubrus JoogaBawlos Yuhuudduu Ku Dhex Wacdiyey Magaalada AntiyokhRasuulladii Waxay U Jeesteen Dadka Aan Yuhuudda AhaynBawlos Iyo Barnabas Oo Ikoniyon JoogaBawlos Iyo Barnabas Oo Lustara JoogaBawlos Iyo Barnabas Waxay Ku Noqdeen AntiyokhMasiixiyiinta Aan Yuhuudda Ahayn Iyo Sharciga MuuseShirka YeruusaalemWarqaddii Loo Diray Masiixiyiintii Aan Yuhuudda AhaynBawlos Iyo Barnabas Way Kala TageenTimoteyos Baa Bawlos RaacayBawlos Ayaa Riyo Wax Ku ArkayBawlos Wuxuu U Gudbay MakedoniyaBawlos Iyo Silas Waa La Xabbisay, Markaasaa La BixiyeyBawlos Oo Tesaloniika JoogaBawlos Oo Beroya JoogaBawlos Oo Ateenay JoogaWacdigii Bawlos Markuu Are'obagos Dhex TaagnaaBawlos Oo Korintos JoogaGalliyo Iyo BawlosBawlos Baa Suuriya Ku NoqdayAbolloos Oo Efesos JoogaYooxanaa Baabtiisaha Xertiisii Oo Efesos JoogtaBawlos Oo Efesos JoogaWixii Bawlos Ku Talo JirayRabshad Baa Efesos Ka DhacdayBawlos Oo Jooga Makedoniya Iyo Dalka Gariigta Iyo Taroo'asNinkii Dhallinyarada Ahaa Oo Yutukhos La Odhan JirayDhoofkii Ay U Dhoofeen MileetosHadalkii Bawlos Kula Hadlay Waayeelladii Efesos Ka Yimid Markuu Ka TegayayBawlos Baa Ka Tegey Mileetos Oo Wuxuu U Dhoofay TurosBawlos Oo Kaysariya TegeyBawlos Oo Yeruusaalem TegeyBawlos Wuxuu Isku Dayay Inuu Masiixiyiintii Yuhuudda Ahayd La HeshiiyoRabshad Baa Yeruusaalem Ka Dhacday, Oo Bawlos Waa La XidhayHadalkii Bawlos Kula Hadlay YuhuuddiiBawlos Wuxuu Isku Sheegay Waddani Reer RoomaBawlos Baa Iskaga Daafacay Shirka HortiisaYuhuuddu Shirqool Bay U Dhigeen BawlosBawlos Waxaa Loo Diray KaysariyaBawlos Waxaa Xukun Loo Hor Joojiyey Taliye FeelikosFeelikos Baa Xaajadii Dib U DhigayBawlos Waxaa Xukun Loo Hor Joojiyey FeestosAgribba Iyo BernikeeBawlos Oo Agribba Hortiisa Ka HadlayaBawlos Wuxuu U Dhoofay Rooma, Markaasuu Kereetee U DhoofayMelita Buu U Dhoofay. Duufaan Baa Dhacay Oo Doonnidii Waa BurburtayBawlos Oo Melita JoogaBawlos Wuxuu Ku Sii Socday RoomaBawlos Wuxuu La Hadlay Yuhuuddii Rooma JoogtayBawlos Wuxuu Injiilka Ku Wacdiyey Dadkii Rooma Joogay